Maleeshiyaadkii Galmudug Oo Gaalkacyo Laga Saaray

Filed under: Wararka |

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaal Galabta Gaalkacyo ka qarxay ayaa sheegaya in galabta maleeshiyaadka Galmudug magaalada Gaalkacyo laga saaray hadana ay Dagaari uu difaacaado sii marayo, halka wararka qaarkood sheegayaan in ciidanka difaaca Galmudug ay sii dhaafeen tuulo xaaraan oo dhanka muqdisho Gaalkacyo kaga beegan illaa 12 km.

2 Responses to Maleeshiyaadkii Galmudug Oo Gaalkacyo Laga Saaray

  1. Pingback: Maleeshiyaadkii Galmudug Oo Gaalkacyo Laga Saaray - Daily Somalia Report