Mar labaad Akhri:Beesha Ismaaciil Saleebaan oo shir balaaran qabatay una sheegtay Cali Saleebaan in Maxamuud Saleebaan IYO Cali Saleebaan iyo Ismaaciil Sleebaan uu hal nin dhalay oo ay walaalo yihiin (Daawo)

Filed under: Wararka |

Source:http://www.puntlandobserver.com/beesha-ismaaciil-saleebaan-oo-shir-balaaran-qabatay-una-sheegta-cali-saleebaan-in-maxamuud-saleebaan-iyo-cali-saleebaan-iyo-ismaaciil-sleebaan-uu-hal-nin-dhalay-oo-ay-walaalo-yihiin-daawo/

<strong>Odayaasha iyo wax garadka Beesha Ismaaciil Saleebaan ayaa si caqli badan ula hadlay Beesha Cali Saleebaan oo baryahaan ay niman siyaasiina dhalinyaradooda waalayaan.</strong>

Odayaasha Ismaaciil Saleebaan ayaa shirkooda jaraa-id wuxuu ahaa in ay Tusaan in Cali Saleebaan iyo Maxamuud Saleebaan iyo Ismaaciil Saleebaan ay walaalo yihiin oo aynan sax ahayn nimanka siyaasiyiintaa ee Qabyaaladda ka hadlaya, waayo maxay tahay cidda la qabyaaladaynayo ma walaalkaa baad qabyaaladaynaysaa.

ODAYAASHA ISMAACIIL SALEEBAAN AYAA RUNTII DOOR CULUS CIYAARAY OO XASUUSIYAY IN DADKAAN AY WALAALO YIHIIN DAD WALAALO AHNA AYNAN DHICI KARIN IN AY IS QABYAALADEEYAAN EE NIMANKA SIYAASIYIINTAA RUNTA LOO SHEEGO OO LAYIRAAHDO DADKA EHELKAA BEEN HA U SHEEGININA.

BEESHA ISMAACIIL SALEEBAAN RAGANIMO, ILLAAHAY IRID WANAAGSAN HA IDIIN FURO.