markab sida 1200 oo qaxootigii cadan kasoo qaxay oo Barbara lagu qaabilay

Filed under: Wararka |

Markab sida in ka badan 1,200 oo qof oo Qaxooti ah ayaa gaaray magaalada Berbera ee Somaliland, kuwaa oo ka soo cararay colaada ka socota dalka Yemen.

Markabkan ayaa ka soo shiraacday magaalada Cadan ee dalka Yemen, waxaana dadka saaran u badan dumar iyo caruur ah.

Wariyeheenna Caasha Ibrahin Aaden ayaa ka wareysatay qaxootigaasi agaasimaha dekedda Berbera Cali Xaaji Cumar oo loo yaqaan ( Geesoole )