Marlabaad Akhri:Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)

Maqaalkan oo aan horey ugu daabacnay P/O ayaa wuxuu cadaynayaa in uunan dastuur dhaqan galayn hadaan si saxa lowgu dhaqmin waxa lagu heshiiyay ee ku qoran, hadii hal qodob lagu xadgudbo waxay ka dhigantahay in isagoo dhan lagu xadgudbay. Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo … Continue reading Marlabaad Akhri:Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)