Maryan Biixi: oo arrimo badan oo xasaasiya ka hadashay, Sharaxday dhaqaalaha Soomaaliland ay deegaanada SSC ku haysato in ay Soomaaliland ka hesho Beesha Caalamka .

Filed under: Wararka |

maryan Biixi: Galaydh keligi taliye ma ahan ee runtuu sheegaa, xasan shiikh Alshabaab buu la shaqeeyaa waatii runta noqotay, lacagta snm Laascaanood ku haysato Beesha Caalamkaa bixisa

Maryan biixi ayaa si waafiya u sharaxday sida ay Soomaaliland laascaanood ku haysato in aytahay mushaar ay siiyaan maleeshiyo kasoo jeedda laascaanood, lacagtaasna ay bixiso beesha caalamka.

Mar la waydiiyay in Galaydh uu kaligi taliye yahay, ayay Maryan ku Difaacday galaydh in galaydh marwalba wixii run ah uu ka hadlo oo aanu la gabban, hadda kahor Galaydh waa kiiyiri Xasan Shiikh innagaa dooranay, kadibna wuxuu ogaaday in Xasan aanu u ekayn ninkii ay doorteen, wuuna sheegay in xasan xiriir hoosaad wada shaqayneed uu la lahaa Shabaab, waan tii run noqotay

Maryan Biixi waa qof is Maraykan ah oo wax badan og maadaama ay hay-ado waawayn la shaqayso, dumarkana aad maraykanka looga tixgaliyo

Maryan Biixi
Hoos ka dhegeyso Maryan Biixi oo arrimo badan oo xasaasiya banaanka soo dhigtay
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/10/Marwada-Cali-Khaliif-maryan-biixi.mp3]

Ama moobiilkaaga ka dhegeyso