Masawirkaan talow muxuu Amin Caamir ula jeedaa

Filed under: Wararka |

Masawirkan haddaad u fiirsato, Gabra, Xasan, Cabdikariin, iyo Faarax waa isku jaal, kaaga daran, Xasan waxaa loo xiray Koofiyad, Budna waa loo dhiibay, halka Raysalwasaare Cabdiwali aanu wax Dugaal iyo Taageero midna haysan oo uu kaligii is aaminay.

Maloo qaadan karaa in Amin Sawirkaas uu micno baddan ula jeeday iyo Xujo in ay dad baddan fahmaan u jeedada Sawirka.
cabdiwali-xasan