Maxaa isku Ekaysiiyay Askarta Amisom Ee Muqdisho Lagu Xiray Iyo Alshabaabkii Puntland Soo weerarey

Filed under: Important News,Wararka |

Allshabaabkii Puntland soo weeraray waxay 90% ahaayeen beelaha laga tirada badanyahey ee Jareer wayn iyo Raxnwayn.

daawo sawirada alshabaabkii puntland soo weersrey
Alshabaab sawiro Garacad6
Alshabaab Galmudug6
Dad badan baa is waydiinaya beelahaas dagaalka kuma dhiiran jirin ee yaa soo maalgaliyey.

Hadaba dharka ay ku labisnaayeen waa dharka ay ku labisanyihiin Askarta Amisom ka tirsan oo shaley la qabtey iyagoo iibinaya qalabkii Amisom

su aasha iswaydiinta mudan baa ah maxaa labadan kooxood dhan-kasta isaga ekeysiiyay.
daawo amisom shaley la qabtay
rasdaearara

rasaass20

inta badan shacabku waxey aaminsanyihiin in Amisom iyo Alshabaab ay isku meel mushaarka ka helaan iyadoo dariiqyo kala duwan loosoo marsiiyey.

Haddiise ay kaba soo qaad Amisom oo caalamkoo idil taageerayo ay daacad ka tahey in ay shabaab soo qabqantaan maxaa loo waayey 10 Askari oo Alshabaab ah op ay amisom soo qabteen muddo 10 sano ku dhow ee ay Soomaaliya joogeen halka ay puntland wiig gudihi kusoo qabteen boqolaal alshabaab ah