Maxaa kaaga baxay Maqaalkii Ahmed Ali BIHI ee FROM FADHI KUD-DIRIR TO WASIIR (Akhri maqaaladii hore ee Axmed Cali Biixi uu Puntland observer la qaybsaday)

Filed under: Wararka |

Halyay Qoraa Illaahay Khayr hasiiyo

Ahmed Ali Bihi qoraaladii hore ee Ahmed halkaan ka eeg

, maqaaladiisu waa maqaalo waano iyo xigmad xambaarsan, maqaalka hadda u danbeeyay ee

FROM FADHI KUD-DIRIR TO WASIIR

, waa maqaal ruuxii akhriyaa uu waxbadan ka kororsanayo, waana muhiim in dadka soomaalidaa ee waxgaradkaa in aynan aqoontooda iyo Mu-alifnimadooda la fariisan xilligaan adag ee Soomaalidu ay aadka ugu baahantahay Jihayn iyo dad Caaqiliin ah oo dhaqankan xun ee dadka soomaalidaa dulaystay dadka ka weeciya oo dadka u weeciya dhaqan suuban oo qaddiyad iyo shaqo iyo daacadnimo ay bod-dhig u tahay.

HALKAAN KA EEG MARLABAAD MAQAAALKA FROM FADHI KUD-DIRIR TO WASIIR OO DHUUX XIGMADDA UU
XAMBAARSANYAHAY


AMA MAQAALADDII HORE Ahmed Ali BIHI HALKAAN QAARKOOD KA EEG

puntlandobserver desk.
puntlandobserver@gmail.com

One Response to Maxaa kaaga baxay Maqaalkii Ahmed Ali BIHI ee FROM FADHI KUD-DIRIR TO WASIIR (Akhri maqaaladii hore ee Axmed Cali Biixi uu Puntland observer la qaybsaday)