Maxamed Daahir Afrax waraysi: Xaruntii Akadeemiyad-Gobaleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisha loo wareejiyay, iyo xuska Maalinta Afka Soomaaliga

Filed under: Aqoon-kororsi,Wararka |

akadeemiyadda AGA afrax

Gudoomiyaha Akadeemiyadda Afsoomaaliga Maxamed Daahir Afrax BBC uga waramay maalinta Xuska Afka Soomaaliga oo maanta oo kale loo asteeyay, iyo waliba in Xaruntii Akadeemiyadda Afka Soomaaliga loosoo wareejiyay Muqdisha oo awal si ku meel gaara jabuuti uga farnayd.

Qoraa Dr Maxamed Daahir Afrax oo in muddo ahba ku hawlannaa kobcinta iyo daryeelidda Afka Soomaaliga.

Hadaba waraysiga Dr Afrax Hoos ka dhegeyso

HALKAAN KILIG GAREE OO KA AKHRI QAYB KA MID AH QORAALLO AY PUNTLANDOBSERVER HOREY UGA DAABACDAY DADAALADA LA XIRIIRA AKADEEMIYADDA AFKA SOOMAALIGA IYO GUDOOMIYE M’D DHIHIR AFRAX