Maxamed Ibrahim Iyo Dhalinyarada Soomaalidaa ee Finland Ku Barbaaray Waxna Ku Bartay Oo Ka Hadlay Sidii Dhalinyarada Soomaalida Finland Shirkado Lowgu Furilahaa (Video)

Filed under: Important News,Wararka |

Maxamed Ibrahim
Dhalinyarada Soomaalidaa ee Finland ku barbaaray waxna ku bartay ayaa waxay qabteen doodo lagu fallanqaynayo sidii bulshada Soomaalida ee Finland loo horumarin lahaa, gaar ahaan sidii dhalinyaradu shirkado u furanlahayd oo dalka ula qabsan lahaayeen.

Hadaba Maxamed Ibrahim iyo dhalinyaro kale sida Xaaji iyo Cabdulqaadir kobra ayaa soo qabanqaabiyay doodo u furan dhammaan bulshada Soomaalida ee Finland

Hoos ka daawo

One Response to Maxamed Ibrahim Iyo Dhalinyarada Soomaalidaa ee Finland Ku Barbaaray Waxna Ku Bartay Oo Ka Hadlay Sidii Dhalinyarada Soomaalida Finland Shirkado Lowgu Furilahaa (Video)