Maxamed Saleebaan Tubeec Alle Ha U Naxariistee, dhegeyso oo Xasuuso Waayihii Wanaagsanaa ee Soomaalidu Midka ahayd.

Filed under: Important News,Wararka |

Qofkii Usoo joogay waayihii Soomaali Midka ahayd wixii ka horeeyay 1991, Fanaankii Qaranka Qawmiyadda Soomaalida, waa uu damqanayaa qofkii heesihiisa dhegaysa wuxuuna xasuusanayaa waayihii wacnaa, laakiin qofkii dhashay wixii ka danbeeyay 1991 ama yaraa oo aan caqli lahayn waxba kama garan karo.


One Response to Maxamed Saleebaan Tubeec Alle Ha U Naxariistee, dhegeyso oo Xasuuso Waayihii Wanaagsanaa ee Soomaalidu Midka ahayd.

  1. Pingback: Maxamed Saleebaan Tubeec Alle Ha U Naxariistee, dhegeyso oo Xasuuso Waayihii Wanaagsanaa ee Soomaalidu Midka ahayd. - Daily Somalia Report