Maxay Isaga Mid Yihiin Faysal Cali Waraabe, Faysal Qooto Qooto, Iyo Cali Khaliif, Cali Qoot Qooto

Filed under: Important News,Wararka |

FAYSAL GALAYR
Labadan siyaasi ayaan waligood marna kasoo dhex muuqan jamhadihii qoriga u qaatay in ay mucaaradaan xukuumaddii kalige Taliye Murxuum Siyaad Barre, balse taa badalkeeda faysal Cali Waraabe waxaa lagu xantaa in uu illaa 1990 ay ka burburaysay xukuumaddii Siyaad Barre uu ka ahaa Saraakiisha waawayn ee xukuumaddii Siyaad-bare la shaqaysanaysay.

Cali Khaliif ayaa isaga lagu sheegaa nin jecel hantida isla markaasna wuxuu musuqmaasuqay dakhligii warshaddii mareeray oo masuul looga dhigay in uu soo iibsho warshad casriya oo samaysa sonkorta hase yeeshee Cali waa uu musuqmaasuqay, xilli ay xukuumaddii siyaad barre la diriraysay musuqmaasuqa, sidaas ayuuna dalka uga baxsaday lacagtiina dibadda ku shubtay.

Dhanka kalena Cabdullaahi Yusuf iyo Siilaanyo oo diidanaaa kaligi tallisnimadii Siyaad Barre ayay Dawladda Ethiopia khiyaantay oo ugu sheekaysay in ay xukunka siyaad barre kala tuurayaan balse Ethiopia ayaa qorshaheeda in soomaaliya aynan dib danbe qaran u hellin wadatay.

Hadaba labada nin ee Faysal Cali Waraabe iyo Cali Khaliif ayaa siyaasadda waxay kusoo galleen wax la yiraahdo nacaybka MAJEERTEENIYA.

LABADAN NIN AYAA DHALLINYARADA MASAAKIINTAA KA DHAADHICIYA IN AY UMADDA KA QABANAYAAN MAJEERTEENIYA.

HADDA KA HOR AYAA WAXAA LACAG SH SOOMAALIYA WAXAA SOO DAABACDAY XUKUUMADDII CABDI QAASIM, WALIBA SUUQA BAKAARAHA AYAA WAXAA LA KEENAY MAKIINADAHA LACAGTA LAGU DAABACO.
LAAKIIN SAXAAFADDA AYAA WAXAA LA GALLIYAY IN LACAGTA SUUQA BAKAARAHA WAASHAY UU SOO DAABACAY CABDULLAAHI YUSUF OO MARKAAS MADAXWAYNE KA HAA PUNTLAND.

BBC AYAA WARAYSATAY CABDULLAAHI YUSUF OO WAYDIIYAY BAL IN UU LACAGTA SUUQA BAKAARAHA WAREERISAY ISAGU SOO DAABACAY
WUXUU UGU JAWAABAY ANIGU SUUQA BAKAARAHA WALIGAY MA IMMAN, GANACSI IIGUMA FURNA, CID AAN XIRIIR LA LEEYAHAY IIMA JOOGTO, WAXAA IIGU DANBAYSAY 1977.

HADDA SOOMAALIYA WAXAA LAGA XUKUMAAA MAGAALADA MUQDISHO
MUQDISHO MAJEERTEEN WAXAA UGU DANBAYSAY 1991,
MADAXWAYNE SOOMAALIYEED MAJEERTEEN MA AHAN
XILDHIBAANADA 270 MAJEERTEEN 13 KALIYA AYAY MAJEERTEEN KU LEEYIHIIN, HALKA CIISE 5 XILDHIBAAN KU LEEYAHAY DIGIL IYO MIRIFLE 60 KU LEEYAHAY.
MAJEERTEEN HAL TAAKO OO DHULA OO REERO KALE LEEYIHIIN WALIGOOD KUMA DUULIN INTA TAARIIKHDA DHAW LA HAYO XOOGNA KUMA QABSAN HORGALANA KAMA SAMAYSAN.
MAJEERTEEN IYAGAABA WIXII 1991 KA DANBEEYAY SOOMAALI OO DHAN GUMAADAYSAY
MAJEERTEEN IYAGAY XUKUUMADDII SIYAAD BARRE 21 SANO LA DAGAALAMAYSAY.

CABDULOLAAHI YUSUF IYO SIILAANYO WAA SOO JAMHADEEYEEN OO DHIIGOODAY SOO CABEEN WIILAL BADAN OO BEESHOODA AH WAA AY GUMAADEEN.

LAAKIIN LABADAN NIN WAXAY RABAAN IN AY QOOTO QOOTO WAX KU NOQDAAN, IYO MAKARAFOON INTA LA QAATO MAJEERTEENIYA ISKA ILLAALIYA.

WAA SABABTAAS SABABTA AAN UGU BIXINAY CALI QOOTO QOOTO IYO FAYSAL OOTO QOOTO, CALSHAAN WAXAA LA RABBAA WAXAAN LOOSOO HALGAMIN IYO BEEN BEEN IN WAX LAGU NOQDO.
XITAA SHIRKADAHA MAAFIYADAA IYO SIYAASINTA AJAANIBTA AYAY RABBAAN IN AY LACAGO KAGA QAATAAN INNAGAA NAQAAN SIDII SOOMAALI LOO MARRIN HABAABBIN LAHAA, WAA NOOC TUUGNIMO AH.

Daawo gabayadii silsiladii hurgumo ee Dhirbaaxo jin(Isaaq) iyo Khaliif Shiikh(Majeerteen) iyo Marxuum Gaariye oo kasheekaynaya Gabyadaas oo uu Marxuum Siyaad Barre kaqaybqaadanayay