Maxay Tahay Sababta Gobalada Sool, Sanaag Iyo Cayn loo Siiyay 3 Kursi Nugaalna Loo Siiayay 3 Kursi

Filed under: Important News,Wararka |

Gobalada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa loo qoondeeyay 6 kursi, halka Maamul Gobaleedyada kale sida Puntland Galmudug Somaliland loo qoondeeyay min 8 Kursi.

Hadaba 6-da Kursi ee Gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa lagu kala darey Puntland iyo Somalilnd, waana sababtaas sababta dhanka Puntland Sool, Sanaag iyo Cayn looga qoondeeyay 3 Kursi iyadoo ay ka dhigantahay in ay 3-da kale ee Kursi ka helayaan Somaliland.
Linkigaan ka akhri qormooyinkii ku saabsanaa aqalka sare ee aan ku daabacnay Puntlandobserver

One Response to Maxay Tahay Sababta Gobalada Sool, Sanaag Iyo Cayn loo Siiyay 3 Kursi Nugaalna Loo Siiayay 3 Kursi

  1. Pingback: Dib U akhri: Maxay Tahay Sababta Gobalada Sool, Sanaag Iyo Cayn loo Siiyay 3 Kursi Nugaalna Loo Siiayay 3 Kursi | Puntland Observer