Miisaaniyadda Puntland oo noqotay wax aad u yar

Filed under: Important News,Wararka |

Markii uu wasiirka cusub ee Maaliyadda Puntland Baarlamaanka usoo gudbiyay xaaladda Miisaaniyadda Puntland ayay noqotay Miisaaniyaddii Puntland ay gudaha kasoo xarayn kartay muddo 9 bilood ah 23 million oo dolar iyo dheeri oo qura.

Lacagtaas oo la doonayo in dal dhan lagu maareeyo.

Halkaan waxaad ka eegtaa liiska 500 ee aduuka ugu qanisan, oo ay ka dhigantahay in hal ruux uu leeyahay 80 kun oo million oo dolar, halka dawladda Puntland miisaaniyadeeda 9 bilood ay tahay 23 million$

Halkaan ka eeg macluumaad Miisaaniyadda la xiriira oo Puntlandobserver horey wax uga qortay qaybo ka mid ah