Mr are you serious oo ka hadlay weerarka ay Russia ku qaaday Isis Syria

Filed under: Wararka |

Siyaasiga Mr are you serious oo mar walba siyaasadaha socda ku fallanqeeya saadaasha diinta kiristinka ee yoomulqiyaamaha ayaa marwalba youtube-ka soogasha siyaasadaha ugu danbeeya ee markaas socda