Muqdisho Oo Aad Looga Xusay 100-sanad Guuradii Xornimada Finland

Filed under: Important News,Wararka |

Safiiradda Finland Soomaaliya u qaabilsan Tarja Fernandez ayaa goobta ka hadashay oo sanadkguurada 100-aad ee xornimada Finland ka hadashay.
Sidoo kale waxaa goob joog ahaa qaar kamida jaaliyadda Soomaalida Finland sida Gudoomiye ku xigeenka Aqalka sare, iyo wasiiro ka mid DFS.
Finland waxaa ku nool jaaliyad ballaaran oo asalkoodu Soomaali kasoo jeedo, waxaana lagu qiyaasaa illaa 18 kun Soomaali gaaraysa.