Murtida Maanta [Thought of The Day]

Filed under: Aqoon-kororsi,Murtida Maanta,Taqwada,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Kuwa rumeeyow! Haddii qof caasi oo faasiq ah uu macluumaad idiinla yimaaddo, ka baaraandega, idinkoo ka baqaya xogla’aan darteed in aad dad waxyeello ku gaadhsiisaan, dabadeed noqotaan kuwa falkooda ka qoomammeeya.

Qur’aanka Kariimka 49:6 Suuradda al-Xujuraad

 

Xujaraad 49_6

O you who have believed, if there comes to you a disobedient one with information, investigate, lest you harm a people out of ignorance and become, over what you have done, regretful.

 

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

15.04.2016