Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Nasiino haddii aanay jirinnin, qofku ma shaqeeyn karo; shaqo haddii aanay jirinnin, nasiino qudha qofku innaba wax faa’iido leh ma siiso.

Maahmaah Abkhaasiyeed

murtida-maanta

Without rest, a man cannot work; without work, the rest does not give you any benefit.

Abkhasian Proverb

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

12.05.2017