Murtida Maanta [Thought of the Day]
Kuwiinna rumeeyow! Soon ayaa laydin faray, sidii loo faray kuwii idin ka horreeyey, si aad xumaanta uga dhawrsataan.
Quraanka Kariimka 2:183 Suuradda al-Baqara
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ
O you who believe! Fasting is prescribed for you, as it was prescribed for those before you, so that you may guard (against evil).
Tifaftiraha
28.05.2017