Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Aqoon-kororsi,Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Nacaybku nolosha ayuu curyaamiyaa; jacaylku wuu yasiraa. Nacaybku nolosha ayuu jahawareeriyaa; jacaylku wuu xalladeeyaa. Nacaybku nolosha ayuu gudcuriyaa; jacaylku wuu siraadiyaa.

Martin Luther King jr

Martin Luther King

Hatred paralyzes life; love releases it. Hatred confuses life; love harmonizes it. Hatred darkens life; love illuminates it.

 

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

10.10.2017

One Response to Murtida Maanta [Thought of the Day]

  1. Khayr alle haku siiyo waxaad tilmaantay xaqiiqdii xitaa waliba nacaybku qalbiguu xanuuno badan ku ridaa sida buufis
    Qalbiga nacaybku ku Bato dhiig jar baa ku DHACAY iyo blood sugar sonkor.

    Laakiin qalbiga wanaagsan waxba kuma dhacaan marka laga Reebok niyadaan iyo dhaawac ay ku xun ku reebaan

    Daacad
    October 10, 2017 at 4:13 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *