Murtida Maanta [Thought of the Day]

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Murtida Maanta,Wararka |

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Ninka danahiisa gaarka ah ka doorbida qiimaha dalkiisa, dadkiisa, diintiisa, iyo dirkiisa, dullinnimo ayuu labada daarood ku dambeeyaa.

HAAMAAN

Sarreeye Gaas Maxamed Abshir Haamaan

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari Soomaaliya [1991-1998]

Boosaaso, 1997

 

The man, who values his own personal interests above the interests of his country, his people, his origin, and his religion, will end up with misery and degradation in this world and hereafter.

Major General Mohamed Abshir Haman

Leader of the North East of Somalia [1991-1998]

Bosaso, 1997

 

Tifaftiraha

puntlandobserver@gmail.com

02.03.2018