Musharax Ciil Mooge oo Qorshe Siyaasadeed Culus Soo Jeediyay “Waaaaw maasha allaah”

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

ciilmooge
Mushaeax Madaxwaye Ciilmooge waa ruugcadaa culus wuxuuna ka dhigay wacdaro khudbaddiisii musharaxnimo.

Waliba wuxuu soo bandhigay qorshe siyaasadeed culus iyo cadayn in uu ku koobnaan doono qodabada dastuurigaa ee madaxwaynaha ee ah uu noqon doono illaaliye hay’adaha dawladda, daah furnaanta, isla xisaabtan, dawlad wanaag.

Siyaasad dibadda siyaasad qabow iyo tixgallin aduunka.

Canshuuraha waxaan samaynaa src, hay’ad madaxbaan.
Qoxootiga iyo abaaraha

One Response to Musharax Ciil Mooge oo Qorshe Siyaasadeed Culus Soo Jeediyay “Waaaaw maasha allaah”

  1. Pingback: Musharax Ciil Mooge oo Qorshe Siyaasadeed Culus Soo Jeediyay “Waaaaw maasha allaah” - Daily Somalia Report