Musharax Faarax Cali Shire Oo Soo bandhigay Fikirkiisa Musharaxnimo Iyo Waxa Uu Puntland Kusoo Kordhinlahaa

Filed under: Important News,Wararka |

Puntlandobserver wuxuu in muddo ahba ku mashquulsanaa siyaasiyiinta Soomaalidaa ee soo bandhiga fikirkooda ku aadan sidii isbadel siyaasadeed Soomaaliya looga hirgallinlahaa, waxaanad mooddaa illaa hadda in uunan muuqan siyaasi fikirsaliima la yimid oo kaga dhabeeyay wixii uu shacabka u sheegay.
Intooda badan maba fahansana hanaanka dawladnimo.