Muxaadaro Cusub ilaalinta Amaanada Sheekh Maxamed Idiris iyo Khatarta ay leedahay Madaxda iyo Xildhibaanada iibsada Codka Shacabka ee Amaanadaa (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Fadlan yaan wax salaada lala tukan kuwa iibsada xildhibaanada shacabka iyo kuwa salaadiinta sheegta ee lacagta ku qaata amaanada masaakiinta Soomaalida ee iibsada codka xildhibaanka ama u kala eexda ildhibaanada tartamaya.

Xildhibaanada iibsada amaanada shacabka masaakiintaa ee dunida ku dulman ee Soomaalidaa xildhibaanka iibsada masiirkooda iyo amaanadooda yaan kuwaas salaanta laga qaadin yaan wax salaada lala tukan waa khaa-imiin, kuwa salaadiinta sheegta ee masiirka masaakiinta Soomaalida ee badaha ku dhamaaday iibsanaya masiirkooda yaan salaanta laga qaadin, yaan lagu tukan meesha ay ku tukanyaan.

Daawo illaahay khayr ha siiyo Shiikha Soomaalidu jeceshahay ee runta sheega ee shiikha daacaddaa oo si fiican uga hadlaya amaanada

Halkaan ka daawo oo kilig garee