M/weyne Xasan” Qof walba Dhir ha beero”

Filed under: Wararka |

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay Todobaadka Dhulbeerista oo Magaalada Muqdisho ka bilowday ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya ay ka sii dhamaaneyso Dhirtii uu Caanka ku ahaa islamarkaana la Nadaam guuriyay.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb Munaasabadaas oo ka dhacaday Xarunta Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ayaa sheegay in Qof walba oo Soomaali ah looga baahan yahay in uu Beero Dhirta.

“Dhirta Soomaaliya waxaa ay kamid tahay waxyaabaha Dabiicigaa ee Alle uu nagu madneystay Balse Dalkeena hada waxaa kamuuqata in Dhirtii uu ku dhacay Nidaam guur oo loo baahan yahay in hada labeero.