Nabadoon Ilwayn: Reer Galmudugow Waxaa Idin Adeegsanaya Xasan Baraf Waa Ognahay Ee Iska Qabta (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Nabadoon Ilwayn oo kamida Nabadoonada reer Goldogob ayaa beesha sacad ugu baaqay in Xasan Baraf oo doonayo in uu dagaalka u isticmaalo.

Nabadoon Ilwayn ayaa sheegay in beesha Leelkase ay Puntland kamid tahay isla markaana aynan Puntland cidna weerar ku ahayn, laakiin haddii dagaalku faraha ka baxo in dhibka ugu badan uu soo gaarayo beesha Sacad eeBeesha Sacad waxaan leeyahay war Xasan baraf iyo kuwa gurigiina gubaya ee muraadka ka leh iska qabta oo iska celiya Xasan Baraf.

Xaqiiqdii Xasan Baraf gacmo shisheeye ayaa ku shaqaysanaya oo uu amarka ka qaataa.

Dhegeyso.

One Response to Nabadoon Ilwayn: Reer Galmudugow Waxaa Idin Adeegsanaya Xasan Baraf Waa Ognahay Ee Iska Qabta (Dhegeyso)

  1. Pingback: Nabadoon Ilwayn: Reer Galmudugow Waxaa Idin Adeegsanaya Xasan Baraf Waa Ognahay Ee Iska Qabta (Dhegeyso) - Daily Somalia Report