Nabadoon Xaad: Xadka maamulka gobalada dhexe Nugaal waa (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Mid kamid ah Nabadoonada Beelaha Hawiye, Mudane Xaad oo saxaafadda waraysi siiyay ayaa aad uga hadlay arrinka murunku ka taagnaa ee kusaabsan xadka uu yeelandoono maamulka cusub ee gobalada dhexe.

Nabadoon xaad ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay meesha wax marayaan xadka maamulkuna uu yahay Gobalka Nugaal hadda.

Nabadoon xaad ayaa lagu xantaa in uu ahaanjiray Tima Jire, isla markaana aannu aqoon durugsan u lahayn arrimaha Nabadoon nimada iyo nabad ka shaqaynta.

Hoos ka dhegeyso waraysigaas.

xaad

One Response to Nabadoon Xaad: Xadka maamulka gobalada dhexe Nugaal waa (Dhegeyso)