Nabadoon Yaasiin CabdiSamad oo arrimo baddan oo xasaasiya ka hadlay sida duulaanka beelaha kale kusoo yihiin deegaanada Beesha Daarood, Beelkasta dhulkeeda Illaahay ha u barakeeyo(Dhageyso)

Filed under: Wararka |


Nabadoonka ayaa aad u bayaanshay in la ogyahay cidda naf iyo maalba u hudhay in Calankii Soomaaliya Villa Soomaaliya lageeyo, hase yeeshee Xasan Markii uu xukunka qabtay wuxuu abaalgud nooga dhigay wax aanan ka filayn iyo dagaal joogto ah.

Dhanka kalena Nabadoonka ayaa si dadban u jeegay dadka degan illaa Gaalkacyo iyo Laascaanood in aynan cidkale marna duulaan ku ahayn laakiin labada beelood ee hareeraha naga xigaa ay marwalba duulaan nagu soo yihiin
yaasiin-cabdisamad
[audio:http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2014/08/Nabadoon-Yaasiin-Cabdisamad-Puntlandi.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhageyso