Nabadoonada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo isku dhaarsaday in ay meel uga soo wadajeestaan Siyaasiyiinta iyo xagjirka fidnada ku naaxa(Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxgaradka iyo odayaasha Gaalkacyo ee labada Daraf ayaa isku dhaarsaday in ay iska qabtaan Siyaasiyiinta iyo Xagjirka farakutiriskaa oo Fidna ku noolkaa.

Odayaaasha Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ayaa isku dhaarsaday in ay meel uga soo wada jeesandoonaan fidnawadayaasha dhiiga shacabka ku naaxa.

Hoos ka dhegeyso odayaasha.