Naxdin. Lo’dii Soomaalida ee Sacuudiga Laga Soo Ceshay Oo Markii Muqdisho Garaash Lagu Xanibay Muddo Bil Ah Gaajo Darteed Is Cuntay (Ha Daawan Hadaad Beerjilicsantahay)

Filed under: Wararka |

Xayawaanka ku nool dhulka Soomaalida waa noolayaal Soomaalida ka mid ah, waxaana magaalada Muqdisho ka dhacay arrin cuqubo badan, kadib markii ay koox ganacsato ah ku xareeyeen Garaash Lo’ Sacuudiga laga soo ceshay oo la iibsan waayay.

Lo’dan ayaa gaajo iyo dacdaro awgeed markii danbe is cuntay.
waxaana tagay goobta lo’daan lagu xanibay saxaafadda oo soo duubay sida wax u dhaceen.

Waxayna ahayd in ay loäda sii daayaan oo dhul daaqsin leh geeyaan calaa aqali inta laga iibsanayo ama iib looga helayo.
Hoos ka daawo.

2 Responses to Naxdin. Lo’dii Soomaalida ee Sacuudiga Laga Soo Ceshay Oo Markii Muqdisho Garaash Lagu Xanibay Muddo Bil Ah Gaajo Darteed Is Cuntay (Ha Daawan Hadaad Beerjilicsantahay)

  1. Pingback: Naxdin. Lo’dii Soomaalida ee Sacuudiga Laga Soo Ceshay Oo Markii Muqdisho Garaash Lagu Xanibay Muddo Bil Ah Gaajo Darteed Is Cuntay (Ha Daawan Hadaad Beerjilicsantahay) - Daily Somalia Report