Nina Caadadi Ma Daayo Bahalna Qeeriin Ma Daayo, Yusuf Garaad Oo Laantii BBC Kasoo Dhigay Hoyga Qabyaaladda Ayaa Maantana Shaqaalihii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dhaqankiisii Ku Billaabay

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaalida ayaan wali darsin cilmiga bini aadamka iyo kala duwanaashaha ibni-aadamka, waxaana wanaagsan marka aad ruuxa barato in aad ka filato wixii aad horey ugu taqaanay.
Hadda Yusuf Garaad waa in aan ka filanaa ficiladii iyo qaab dhaqankiisii qabyaaladda iyio cadaalad darada xambaarsanaa markii uu joogay laanta afsoomaaliga ee BBC —halkaan ka eeg sida yusuf u maamulay masuuliyaddii loo dhiiban laantii bbc

Maantana Yusuf Garaad wuxuu wasaaradda Arrimaha dibadda ku amray shaqaalaheedu in aynan warbaahinta ka hadli karrin, waana cajiib in wasaaradda uu Yusuf Garaad joogo oo qura lagu amro shaqaaladaheeda in aynan hadli karrin.

Su’aashu waa talow muxuu Yusuf Qarinayaa durba, inyar buuba joogay wasaaradda.
Yusuf Garaad yaan la hadal