Ninkii Dagaal Sokeeye Iyo Argagixiso Xiisa U Qabow Daawo Sida Ay Noqotay Magaalada Raqqa ee Syria

Filed under: Wararka |

Dagaalkii sokeeye ka hor.

3 Responses to Ninkii Dagaal Sokeeye Iyo Argagixiso Xiisa U Qabow Daawo Sida Ay Noqotay Magaalada Raqqa ee Syria

  1. Garoowe tuugada waa in lasoo qabto lacagta waxaa daabacankara dawladda kaliya

    Thanks

    Dusha
    September 5, 2017 at 6:39 pm
    Reply

  2. Lacagtaan Cadaaado waa lagu daabacaa oo makiinaddu waa taal, hargaysaa waytaal, illaa 2001 xamar baa lagu samayn jirey Puntland-na waa loo soo daabuli jirey, taas maad ka soo hadashaa weli lacagtaa faalsadaa xamar way ka timaadaa….xitaa Buuhoodle makiinad baa taal ee soo baara… Yaan Puntland lagu waalanin

    xabeeb
    September 6, 2017 at 10:40 am
    Reply

  3. Adiga oo kale iyo kuwa Kula lamid ayaa puntland ka badbaadineynaa, hadaan iska Shiva in uun puntlander yahey,yaad,qaldi kartiin hablihiina meeshaan ku soo qoraya puntland badbaadeey u baahantahay, kaaley puntland badbaadi,mooraayaanta hadaladooda horaan ka aqaan, adeer yaan lagaa garan!!

    Psi
    September 7, 2017 at 2:19 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *