Odayaasha Dhaqanka Beesha Cali Saleebaan oo Sheegay In Ay La Kulmeen Gallan Runtana U Sheegeen

Filed under: Wararka |

Odayaasha dhaqanka ee Beesha Cali Saleebaan ayaa ka warbaahinta uga waramay kulan xal raadisa oo baryahaanba si hoose u socday.
Odayaasha ayaa sheegay in ay doonayaan in ay arrimaha Gallan hanaan nabadeed iyo wada hadal ku soo idleeyaan, isla markaana aynan hadda jirin wax colaada.
Nabadoon Maxamed Quurshe ayaa saxaafadda uga warbixiyay halka uu marayo wada hadalku, wuxuuna sheegay in odayaasha beesha Cali Saleebaan u sheegeen Gallan in aan dalkaan fawdo iyo dagaal marna loo dulqaadanayn, ee taa badalkeeda arrimaha ay wada hadal ku xallin doonaan.

Hooas ka dhegeyso.

2 Responses to Odayaasha Dhaqanka Beesha Cali Saleebaan oo Sheegay In Ay La Kulmeen Gallan Runtana U Sheegeen

  1. Pingback: Odayaasha Dhaqanka Beesha Cali Saleebaan oo Sheegay In Ay La Kulmeen Gallan Runtana U Sheegeen - Daily Somalia Report