Oktoobar & Siyaad Barre (khudbadihii Siyaad Barre qaybta 15aad HHW-iyo-Diinta-Islaamka)

Filed under: Important News,Wararka |


Sawirkan waa Cabdirashiid iyo Siyaad Barre
adn-caddeafweyne

Oktoobar & Siyaad Barre (khudbadihii Siyaad Barre qaybta 15aad HHW-iyo-Diinta-Islaamka)

Waa subax Salaasa ah, waa 21kii Oktoobar 1969kii, waa 03:00dii saqdii dhexe ee habeennimo, xilligii weeye saraakiil Ciidammada Qalabka Sida iyo Booliska Soomaaliyeed ka tirsan oo uu hoggaaminayay Taliyihii Ciidammada Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Maxamed Siyaad Barre, ay afgembi kula wareegeen awooddii iyo taladii dalka, halkaas oo xubnihii xukuumaddii iyo baarlamaankii rayidka ahaa xabsiga loo taxaabiyey.

Waxay PO maalmahan iskuddayi doontaa in ay soo qaadato qaar ka mid ah khudbadihii sixirka, sulxashada iyo seexisada ahaa ee keligitaliye Siyaad Barre ummadda raadiyaha uga jeedin jirey.

Qaybihii Hore Khudbadihii Siyaad Barre

Wariyeyaasha Puntland Observer