Prof Cali Maxamed Geedi oo kusoo wajaha Dalka Finland maalinta Jimcaha Bari, iyo Qaban qaabo Soo dhawayneed oo dhanka Jaaliyadda Soomaalida ee Finland oo socota

Filed under: Wararka |

Prof Cali Maxamed Geedi oo kusoo wajaha Dalka Finland maalinta Jimcaha Bari, iyo Qaban qaabo Soo dhawayneed oo dhanka Jaaliyadda Soomaalida ee Finland oo socota
geedi
Raysalwasaarihii hore Cali Maxamed Geedi ayaa mudo kooban la kulmi doona Jaaliyadda Soomaalida ee Finland, waxaana socday illaa shalay qabanqaabaddii lagu soo dhawaynayay siyaasiga culus PROF CALI MAXAMED GEEDI oo runtii hadda kamid ah siyaasiyiinta culus ee ku mashquulsan sidii Soomaaliya xal siyaasadeed oo waara loo gaarsiinlahaa.

Cali Maxamed Geedi ayaa ka jeedin doona khudbad xafladda maalinta Jimcada uu ka jeedin doono kulanka uu la kulmayo Jaaliyadda Soomaalida ee Finland

Warbixinta dheerigaa ee ku saabsan soo dhawaynta Cali Maxamed Geedi kala soco Puntlandobserver.com