Prof Maxamed Jaamac Salaad Takar Oo Ku Geeriyooday Talyaaniga (Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun Dhegeyso Siduu Uga Dardaarmay Musuqmaasuqa

Filed under: Important News,Wararka |

dr maxamed Jaamac Salaad Takar

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun.
Waxaa Talyaaniga ku geeriyooda Prof Maxamed Jaamac Salaad Takar, oo ahaa dhakhtarkii Soomaaliya ugu caansanaa uguna cilmi badnaa.
Prof Jaamac ayaa xaruntiisu ahayd magaalada Gaalkacyo

Bahdo Puntlandobserver ayaa tacsi u diraysa dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabadii uu ka geeriyooday Prof Maxamed Jaamac.