Prof Xuseen Warsame:Dastuurka Soomaaliya dadka waxkaqoray waxay ahaayeen anniga Xildhibaan Goodax iyo Xildhibaan Xoosh waana ragga Maanta Dastuurka ugu badiya (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Mooshinka Dastuurigaa ee lagula xisaabtamayo Madaxwayne Xasan Sheekh waxaa hormuud u ah Xildhibaan Goodax iyo Xildhibaan Xoosh.

Hadaba Prof Xuseen Warsame oo macalin ka Jaamacad Kanada kutaal isla markaana ka mid ah Aqoonyahanada Soomaalida ayaa mar uu Voa u waramayay u cadeeyay in Xildhibaan Goodax uu aqoon durugsan u leeyahay Dastuurka sidoo kalena Xildhibaan Xoosh uu isna Aqoon durugsan u leeyahay arrimaha Dastuurka.

Prof Xuseen Warsame ayaa cadeeyay in labada Xildhibaan iyo Maryan Cariish ay ka mid ahaayeeen shakhsiyaadka aqoonta durugsan u leh Dastuurka
dastuurkasoomaaliya
Hoos ka dhegayso Hadalka Pro Xuseen Warsame