Puntland oo Final Usoo Baxday Kadib markii ay Ka Badisay Hiiraan iyo Shabeelada dhexe

Filed under: Wararka |

Ciyaar kulul oo dhexmartay Hiiraan iyo Shabeelada vs Puntland ayaa kusoo dhamaatay Puntland oo 1 Gool dhalisay iyo Hiiraan iyo shabeele oo aan waxba dhalin.

Puntland iyo Jubbaland ayaa isugu soo haray Final.

One Response to Puntland oo Final Usoo Baxday Kadib markii ay Ka Badisay Hiiraan iyo Shabeelada dhexe

  1. Pingback: Puntland oo Final Usoo Baxday Kadib markii ay Ka Badisay Hiiraan iyo Shabeelada dhexe - Daily Somalia Report