Puntland oo guddi u saartay waxay ugu yeertay xaaladda ka soo korortay G/dhexe iyo RW Sharmarke oo ku wajahan Puntland

Filed under: Wararka |

Golaha Wasiirada ee Puntland ayaa maanta oo khamiis ah isugu yimid shirkoodi caadiga ahaa xarunta Madaxtooyada ee Puntland, waxaana shir guddoominaayey Madaxweynaha Dr. Cabdiweli Cali Gaas.

Shirka ayaa looga hadlay qodobo ay kamid yihiin maamulka gobolada dhexe ka dhismaya iyo xayiraada Kenya saarta xawilaadaha Soomalida, shirka kadib oo war mutiyeed laga soo saaray aya u qornaa sidaan.

Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay in dowlada Puntland gudi usaareyso xaaaladda maamul usameynta gobolada dhexe iyo soo dhaweynta ra’iisul waasre Cumar C/rashiid Cali sharmarke