Puntland Oo Hakisay Gaadiidka Somaliland aada iyo Xafladdii 8 January

Filed under: Wararka |

Xukuumadda Puntland ayaa hakisay dhammaan gaadiidka Somaliland aada, kadib markii ay maleesiyaad taabacsan Somaliland saaka soo weerareen tukaraq

Dhanka kalena Madaxwaynaha Puntland ayaa baajiyay xafladdii 8 January maadaama uu dhacay dagaal.
-Magaalooyika Puntland ayaa waxaa ka soda abaabul dagaal, kaasi oo uu sabab u ahaa kadib weerarkii ay maleeshiyada taabacsan Somaliland kula wareegeen Tukaraq.

-Gacmo shisheeye ayaa Soomaalida si fudud hubka isugu dhiiba, kamana waantaabaan oo kuma cimriqaataan wixii tagay waxa laga dhaxlay.

-Kooxaha aaminsan fikirka gooni isuttaagga ayaa ku ahaa Soomaalida caqabadda ugu wayn 30-kii sano ee lasoo dhaafay sidii qaran Soomaali kumidaysantahay loo yagleelilahaa, waayo deeganada ay doonayaan in ay la go’aan ayayna shacabka degan qaarkood doonayn in ay Soomaali ka go’aan.

-Waxaan kaloo fikirka gooni isutaagga ka marnayn damac gacmo shisheeye oo raba in soomaali la gumeeyo, qabyaalad iyo waliba shidaal iyo macdan ay rabaan in ay boobaan shirkad maafiya ah.

2 Responses to Puntland Oo Hakisay Gaadiidka Somaliland aada iyo Xafladdii 8 January

  1. waxaa muuqata in Daaroodka aysan difaacan karin their territory markaa please Isaq stop aggresion against your brothers hadii kale waxaa talaabo idinka qaadi doona your brothers Hawwiye oo 1991 idinka xoreeyay Siad Barre markii ay Villa Somalia ka tuureen isla markaa ciidamadii Dowladda oo idinka adkaaday dagaalka gooni goosadka Idaacadda Muqdishu amar laga siiyay in ay hubka ku warejiyaa SNM

    Guest
    January 9, 2018 at 7:52 am
    Reply

  2. Sxb ma hayiwe aa isaaq xabad kusoo ridayo ayaad u fadhidaa..kkkk sheekoy ku nacay…darood hawiye iska dhigo waa layaqanaa…kkk isaaq garoowe wuu katalinayaa dhawaan…

    Habiqleyso
    January 9, 2018 at 5:38 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *