Puntland oo si dadban u cadaysay in ay Soomaaliya ka go’ayso (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Ahhayeenka Dawladda Puntland Quraan Jecel ayaa shir saxaafadeed uu qabtay ku cadeeyay mowqifka Dawladda Punland ay ka taagantahay sheegashada deegaanada Puntland uu sheeganayo mamulka Galmudug ee Cadaado lagu dhisayo.

Quraan jecel ayaa sheegay in aynan Madaxda Dawladda Federaalkaa ka marnayn sheegashada Deegaanada Puntland, maadaama wasiirka arrimaha Gudaha ee DFS uu goobjoog ahaa markii la ansixinayay dastuurkii uu ku qornaa xuduuddaha Maamulka Gobalada dhexe ee Galmudug.
Coat_of_Arms_of_Puntland
Hoos ka dhegayso warsaxaafadeedka Puntland