Puntland Somaliland un bay wax la qabtaa haday Beesha Caalamku taageertay DFS

Filed under: Important News,Wararka |

Beesha Caalamka ayaa taageertay nidaamkii xaqdarada ahaa ee 4.5, waxaana uu qof walba dareemay xoghaya cusub ee Un-ka ee badalay Nichalos Key in uu yahay nin fulinaya ujeedooyinkii dahsoonaa ee malaayiintu ku baxday ee Soomaaliya loo burburinayay.

Si kastaba ha ahaato, Puntland iyo Somaliland ha isaga dhex baxaan Alshaab, Damjadiid iyo Taageerayaasheeda iyo Beesha Caalamka, waayo maahmaah Soomaaliyeed ayaa tiraahda QORI IYO QIIQIIS waa la isla tuuraa.

Bil xaqiiqiyan Koonfur wax kasoo indha cad ma jiraan, dhanka kale Beesha Caalamka iyo Alshabaab iyo Damjadiid iyo Ethiopia iyo Amisom iyo Qadar waa wada walaalo.

Marka Puntland sideedii ha usoo dhawayso Qaxootiga cidna yaynan dhibaateen danaheeda iyo Horumarkeeda haka shaqayso

3 Responses to Puntland Somaliland un bay wax la qabtaa haday Beesha Caalamku taageertay DFS