Putin oo aad uga carooday diyaarad Ruushku leeyahay oo Turkigu soo riday (Akhri-daawo)

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha Ruushka Putin ayaa aad uga xumaaday kadib markii ay ciidamada TURKIAG soo rideen diyaarad kuwa dagaalka ah oo uu Ruushku leeyahay oo hawada kore maraysay

Putin ayaa yiri waxaa aad aan ula yaabay haddii uu Turkigu soo raday Diyaaradayadii halkii uu inaga naga raali galin lahaa wuxuu shir isugu yeeray wadamada Naato ku bahoobay.

Anigu waxaan la hadlilahaa dalkii aan diyaaradda ka soo riday