Qaabka loo xulay xildhibaanada Jubbaland waa qaybi oo xukun iyo isku dir (Maqaal kooban)

Filed under: Important News,Wararka |

Beelaha daarood ayaad moodaa in ay waayadaaan danbe ka nasteen qaababkii kala duwanaa ee la isugu dirijiray, iyada oo ay magaaada Kismaayo ahayd halbaowlaha loo adeegsado sidii loo kala qaybin lahaa beelaha daarood.
divide
Qaabka loo maamuusay hab qaybsiga xildhibaanada Jubbooyinka oo beelaha qaarna loo badiyay xildhibaanda qaarna loo yareeyay xildhibaanada waa qaab la doonayo in lagu kala dhantaalo midnimada beelaha daaroodka khaasatay midnimada beesha kablalax oo waayadaan danbe soo wanaagsanaaanaysay.

Shaxda ujeedada ayaa ah shax iska cad oo uu markiiba dareemi karo qofka indheer garadkaa hadafka laga lahaa hab qaybsigaas.

2 Responses to Qaabka loo xulay xildhibaanada Jubbaland waa qaybi oo xukun iyo isku dir (Maqaal kooban)