Qaraabadii Iyo Asxaabtii Prof Maxamed Jaamac Oo Wali Socota

Filed under: Important News,Wararka |

dr maxamed Jaamac Salaad Takar

Waxaa wali nasoo gaarsiinaya tacsi-dii asxaabadii eheladii Prof Maxamed Jaamac Salaad Takar.
Prof Maxamed Jaamac ayaa ahaa nin umaddoo dhan jeclayd.

Maanta waxaa tacsida diraya.

Innagoo kala ah

  1. Dr Yaasiin Cali Cuuke Halmistad Swedan.
  2. Dr Maxamed Xuseen Biixi Halmistad Sweden
  3. Dr Axmed Dalmar Cabdiraxmaan USA.
  4. Dr Sacdiya Maxamed Cali Dacar USA
  5. Dr Calas Gothenburg Sweden
  6. Aqoonyahan Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gablax.
  7. Samafale Cabdi Yusuf Hallow Gothenburg Sweden.
  8. Macalin Cabdinasir Khaliif Geelle Iyo Xaaskiisa Macalimad Basra Yusuf Ismaciil Stockholm Sweden.

Innaa lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun.

Waxaa illaahay uga baryaynaa in illaahay dambigiisa dhaafo janatul Fardawsa illaahay ku abaal mariyo.

 

Tacsida waxaa nasoo gaarsiiyay

Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil Baydhabo.