Qaraabadii Iyo Saaxiibadii Prof Maxamed Jaamac Intooda Qurbaha Oo Tacsi Diraya

Filed under: Important News,Wararka |

dr maxamed Jaamac Salaad Takar

Dr Baydhabo Wakiilka dalalka scandinavianka u fadhiya Puntland ayaa nasoo gaarsiiyay magacyada qaraabada iyo asxaabtii Prof Maxamed Jaamac Salaad.

Ehelada ayaa tacsi u diriya dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabada Prof Maxamed Jaamac.

Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun.

Illaahay naxariisti janno haka waraabsho Prof Maxamed jaamac , wuxuu ahaa nin dadkoo dhan jecelyihiin, waxaana cadaynaya sida ay Soomaali oo dhami uga muragootay geeridiisa waana astaamaha qofka wanaagsan lagu garto.

Innagoo kala ah

  1. Adeer xirsi bulxan stockholm .
  2. General c/dullaahi saciid samantar london.
  3. General cabdi cismaan firdhiye Uppsala.
  4. dr xuseen cali seylaan Gothenburg .
  5. Dr maxamuud Shekh afrikaan Uppsala.
  6. Dr Maxamed Cabdi Baydhabo Stockholm.
  7. Dr C/nasir Ciise Dheeg Switzerland
  8. yaasiin dosh Gothenburg.7
  9. Ayaan Diiriye xirsi gothenburg.jamaad diiriye xirsi Gothenburg.
  10.  Maxamuud Maxamed jaamac goobe Gothenburg.
  11. Ciire dhamuuke.
  12. C/naasir dheged.
  13. Arda Dalmar Cali aadan iyo dhamaan carruurteeda(reer Qacle) Minneapolis.
  14. liibaan muuse boqor iyo inta kale ee reer muuse boqor virginia/kanada.

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan ehelada iyo intii garanaysayba Prof Maxamed Jaamac

Illaahay Naxaristii janno ha siiyo

Aamiin Aamiin.