Qawmiyadda Catalonia Oo Doonaya In Ay ka Go’aan Spain (Warbixin kooban Sababta)

Filed under: Important News,Wararka |

https://en.wikipedia.org/wiki/Catalonia

Dalka Spain wuxuu ka koobanyahay dhawr qawmiyadood oo kala luuqada, waxaana ka mida Qowmiyadda Catalonia oo markaas degan Gobalka Catalonia.

Catalonia dadkeedu waa ilaa 7 million oo ruux dhulka ay degaan waa Gobal aan saas u waynayn.

Spain dadkeedu waa 46 million, dhulkeeduna wax yar buu dhulka Soomaalida ka yaryahay waa 505,990. km squere.

Catalonia oo ah Gobalka ay warshadaha ugu badan ku yaalaan Spain ayaa haddii ay spain ka go’do, waxay dhaawac wayn ku noqonaysaa dalka Spain.

Sababta ay la go’ayaan waxa ugu wayn cadaalad darro lagu sameeyay qowmiyadda Catalonia maadaama ay dalka percentage yar ka yihiin waxay tirsanayaan in cadaalad daro lagu sameeyay

One Response to Qawmiyadda Catalonia Oo Doonaya In Ay ka Go’aan Spain (Warbixin kooban Sababta)