Qodabada Cadaynaya In AaN Dastuurka Waxba Laga Badelikarin marka Xiliga Baarlamaanka ay ka Harsantahay Wax Ka Yar Lixbillood

Filed under: Important News,Wararka |

Qodobka 137aad. Dhaqangelinta Dastuurka
Farqadda 3aad,

Farqada 3) Kaddib markuu uruuriyo kana, baaraan-dego aragtiyada maamulada Federaalka ka tirsan, dadwaynaha, iyo marka la qiimeeyo lalana socdo hirgalinta iyo dabaqaadda Dastuurka kama dambaysta ah iyo muddo aan ka yarayn lix bilood ka hor inta aanay dhammaan mudada xilaka ee marka labaad ee Baarlamaanka Federaalka soomaliyeed, guddigu, iyaga oo la tashanaaya guddoomiyaha maxkamadda Dastuuriga ah waxa ay hubin doonaan in eray iyo ujeedaba laixtiraamo Dastuurka, wuxuuna Baarlamaanka Federaalka u soo gudbinayaa talooyinkiisahaddiiba ay jiraan, si uu waxuga beddelo Dastuurka iyadoo loo hab-raacayo qodobka 132aad ee dastuurkan

 

 

Qodabkaan ayaa waxba kama jiraan ka dhigaya damaca kooxaha ama shakhsiyaadka goonidaa ee aan ka tarjumayn isla xisaabtan bulsha iyo arrin aan cidna u xaglinayn ee dadkoo dhan dan u ah.

HALKAAN KA DHEGEYSO MAAMA CARIIF OO U HADASHAY WAXA AY JECELYIHIIN KOOX GOONIYA EE AAN MARNA KA HADLIN WAXA DANTA GUUD EE KHUSEEYA MALAAYIINTA SOOMAALIDAA.

Akhri dastuurka oo dhamaystiran

One Response to Qodabada Cadaynaya In AaN Dastuurka Waxba Laga Badelikarin marka Xiliga Baarlamaanka ay ka Harsantahay Wax Ka Yar Lixbillood

  1. Pingback: Qodabada Cadaynaya In AaN Dastuurka Waxba Laga Badelikarin marka Xiliga Baarlamaanka ay ka Harsantahay Wax Ka Yar Lixbillood - Daily Somalia Report