Qodabadii Ay Puntland Iyo Galmudug Ku Heshiiyeen Oo Aynan Ku Jirrin kala Xadaynta Deegaanada (Fallanqayn)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaa ay Soomaalidu garan waayeen hanaanka aduunka oo dhan looga dhaqmo oo ah in degmooyinka xadad cayiman leh la sameeyo oo deegaan kasta ay degmo layaqaan xukunto.

Dagaalada Gobalka Mudug ee soo noqnoqda ayaa waxaa sabab u ah maamul xumo iyo in dhulka la isku qabsado.
Waxayna kusoo idlaanlahayd haddii dhulka lakala xadayn lahaa, oo boor loo samayn lahaa deegaankaan degmo hebel buu hoos yimaadaa qofki raba in uu ceel ka qodo waa in uu sharciyad kasoo qaataa xafiiska degmada.
calaamad xaafadeed
Hada gaalkacyo maalmahaan waxaa ka socday heshiisyadii qawda maqashii iyo isku sii dirka, waana heshiisyo aan wax caqliyada soo kordhinayn waayo qodobkaas xadaynta marna laguma soo qaadin.
heshiiskii Galmudug iyo Puntland

3 Responses to Qodabadii Ay Puntland Iyo Galmudug Ku Heshiiyeen Oo Aynan Ku Jirrin kala Xadaynta Deegaanada (Fallanqayn)

  1. wasidas waxa lo bahan yahay marka ugu horeysa in laga hadlo waxa dagalka kenaya, waxa kale oo ladonaya in Qolada gardaran lagu cadeyo gardaradeda,waxa kale oo lo bahan yahay qoladay ku cadato in aay heshiska ku xadgudubtay waxii lagu ganaxi laha & cida ganaxaysa oo awodas leh,waxa kale oo mesha kamaqan cida cadeynaysa qolada sheska jabisay waxas oo dhan aya mesha ka maqan,waxa kale oo mesha aan lagu caden qolo kasta deganka aay ledahay in kasto qolo kasta taqan degankeda.

    mohamed sulub
    September 10, 2017 at 10:22 am
    Reply

  2. Gaalkacyo

    Magaala madaxda Galmudug magaalada Gaalkacyo waaye.

    Galmudug

    Galmudug gobolada Mudug iyo Galgaduud waaye.

    Puntland

    Puntland gobolada Bari iyo Nugaal waaye.

    Dastuurka Somalia
    September 10, 2017 at 3:48 pm
    Reply

  3. Mooryaan Hutu ah in miis lala fariisto waa waxa Cabdiweli.Gaas ku faano, hutuda iljeex habar kintir waxa isugu yeereen Galnus, mana maamulaan xata hal magaalo. Dameerka Habar Gidir/Habar Kintir waa fashilmay meel walba, in lala hadlo ama.lala fariisto qarmuunka iljeex mahaan.

    Puntland
    September 10, 2017 at 6:47 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *