Qodabadii Ay Puntland Iyo Galmudug Ku Heshiiyeen Oo Aynan Ku Jirrin kala Xadaynta Deegaanada (Fallanqayn)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaa ay Soomaalidu garan waayeen hanaanka aduunka oo dhan looga dhaqmo oo ah in degmooyinka xadad cayiman leh la sameeyo oo deegaan kasta ay degmo layaqaan xukunto.

Dagaalada Gobalka Mudug ee soo noqnoqda ayaa waxaa sabab u ah maamul xumo iyo in dhulka la isku qabsado.
Waxayna kusoo idlaanlahayd haddii dhulka lakala xadayn lahaa, oo boor loo samayn lahaa deegaankaan degmo hebel buu hoos yimaadaa qofki raba in uu ceel ka qodo waa in uu sharciyad kasoo qaataa xafiiska degmada.
calaamad xaafadeed
Hada gaalkacyo maalmahaan waxaa ka socday heshiisyadii qawda maqashii iyo isku sii dirka, waana heshiisyo aan wax caqliyada soo kordhinayn waayo qodobkaas xadaynta marna laguma soo qaadin.
heshiiskii Galmudug iyo Puntland

One Response to Qodabadii Ay Puntland Iyo Galmudug Ku Heshiiyeen Oo Aynan Ku Jirrin kala Xadaynta Deegaanada (Fallanqayn)